Todobaadka Dhaqanka jamcda PSU

25 अक्तूबर 2016
निःशुल्क डाउनलोड
36
नवीनतम संस्करण:
1.0.2

Waa todobaad lagu xusayey dhaqanka iyo hidaheena suuban, Waxaa kasoo qayb galay marti sharaf aad u tira badan uu ay ku jiraan masuuliyiin sarsare, islaa markaa ardaydu waxay soo bandhigayeen wax yaabo ka turjumaya hidaheena iyo dhaqankeena, sidoo kale waxaa la gudoon siiyey shaahado sharaf qabyo ka midaa macalimiinta howl wadeena jamaca sidoo kale ardayda marti sharafta qabyo ka midaa, gunaanka xalfadaas waxay ahayd mid aad iyo aad u xiisa badan, sawirada markaad daawanaysid waxaad dareemin sidii inaad joogtay oo kale xamaasad darteed, sawirada waxaa lagu qaaday muuqa ugu fiican oo lagu qaado, waxaana qaaday sawirda aadka u quruxda badan SHAREECO YAASIN, waxaa suurta galiyey barnaamijka jaamacada PSU, wixii aad qabtid ama nagu soo kordhinaysid fadlan noogu dir E-MAIL-ka hoos ku xusan.

पैकेज:
psu.jaamacad.dhaqanka
डेवलपर:
Somali
श्रेणी:
मनोरंजन
आकार:
36 MB
Android आवश्यक है:
4.1 और बाद वाले वर्शन
आयु:
Everyone
अपडेट किया गया:
25 अक्तूबर 2016
डाउनलोड:
5K

समान

0.0.1
.apk
Afartan Xadiis
237
Mahad Allaa leh, naxariistii iyo nabadgelya- dii Alle ha ahaadeen nabigayagii...
1.14
Somali qaamuus
482
User will be satisfied with this Somali - English dictionary because: It...
1.3
Waxkabaro
247
App-kaan Wuxuu la mataan yahay websiteka waxkabaro.
4.0
Barashada Dahaarada
112
Cutubkan Barashada Dahaaradu waxa uu ka mid yahay Silsilad Fiqi ah.
1.0
Hal Abuur Zeko
60
Murtida uu hal-abuuray waxa ka mid ah: Diinkuba talaabuu rogaa taag yaraan socodo.
1.3
Cumdatul Axkaam
44
Kitaabka Cumdatul Axkaam waxaa sharxey Sheikh Sharif Cabdinuur Xafidahullaah.
4.4.1
.apk
Somali FM
1,3K
Somali FM waa App-ka loogu jecel yahay Soomaalida dhexdooda.
1.0
Kaydka Buugaagta
361
Barnaamijkani waxa uu ka kooban yahay tiro badan oo buugaagta af soomaaliga ku qoran...

से क्षुधा Somali

1.4
Dhiiri Galin Maalinlaa
661
Waa barnaamij aad iyo aad u xiiso badan wuxuu ka kooban yahay hadalo dhiiri...
1.7
Murti iyo Maahmaahyo
2,1K
Waa barnaamij xiiso badan, isla markaasna koobaya dhinacyo badan oo ka midaa...
1.8
Tuuji Maskaxda Dhaqanka
243
Waa game ama ciyaar loogu talagalay in ay dhalintu iskaga dhisto dhaqnkooda...